Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo wada Wadatashiyada dhismaha Xukuumada cusub (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre oo latashiyo ku saabsan dhismaha xukuumadda la qaadanaya qeybaha kala duwan ee bulshada rayidka ah, ayaa maanta qaabilay maamuleyaasha warbaahinta ka howl-gasha gudaha dalka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa la wadaagay bahda saxaafadda, in xukuumaddiisu ay mudnaan siinayso daah furnaanta shaqada dowladda iyo xogsiinta shacabka, waxa uuna tilmaamay … Continue reading Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo wada Wadatashiyada dhismaha Xukuumada cusub (Sawirro)